Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Cimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Qof loo qabtay toogashooyin ka dhacay Stockholm. Warqadaha cashuur celinta dijitaalka oo la soo dirayo. Tirada kiisaska hargabka ayaa sii kordhaya.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Iswiidhen ayaa ka qayb galaysa kulan lagu qaban doono magaalada London. Waxaa caawa dhalatay bishii Ramadaan. 7.4 milyan ayaa dhagaystay baahinta Raadiya Iswiidhen iyo barnaamijyadaba inta lagu guda jiray sannadkii hore.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Shalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig ah. Xilliga guga ayaa maanta soo gaaray Stockholm.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Haweeney Iswiidhish oo 30-meeyo jir ah ayaa lagu xiray jasiiradda Lanzarote. Bukaanno tiro yar ayaa helay daryeelka khasabka ah ee dhimirka sannadkii 2023. Ugu yaraan 40 qof ayaa calool xanuun ku soo booday magaalada Mariestad.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Nin tababare u ahaa koox ka dhisan Lund oo la xukumay. Waxaa soo badanaya darawaliinta baabuurta xamuulka qaada ee khamriga ama maandooriyaha isticmaala. Rabshadaha iyo hanjabaadaha u dhaxeeya maxaabiista xabsiyada ayaa sii kordhaaye sannadkii hore.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Hanti gaar loo leeyahay oo taalla Risbergska. Eeyo weerare shaqaale ka tirsan adeegga guriga. Hoggaamiye ka tirsan Foxtrot oo danbi daroogo lagu soo oogay.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Digniin oranji ah oo ku saabsan baraf lama filaan ah. Kristersson: Zelenskyj si dimuqraadiyad ah ayaa lagu doortay. Nin ka tirsan shabakadda Foxtrot oo ay Masar soo celisay.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Khidmad ay bixinayaan carruurta iyo dhallinyarada balamaha ka baaqda. 18 qof oo dacwad lagu soo oogay. Baare soo jeediyey nidaam cusub oo shahaadooyinka.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Qiimaha maciishada qaar oo sare u kacay sida bunka, shaaha iyo qajaarka. Sicir bararka oo kordhay sida uu tilmaamayo cabirka sicirbararka ee KPIF. Maxkamadda ayaa hadda dacwad kusoo oogtay saddex nin oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Shaqo laaanta dalkani Iswiidhen oo kor u kacday. Racfaan laga qaatay xukun la xidhiidha xasuuq loo haysto haweenay. Xilliga xasaasiyada pollenka oo hore u bilowday laguna arkay magaalooyinka qaar.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Tiradii dhallinyrada ka baxsata guryaha Sis oo bar hoos u dhacay laba sannadood gudahood. Ciidanka Nabadsugidda oo nin lagu tuhunsan yahay argagixisno lagu qabtay nawaaxiga Malmö. Haweeney ey baadigoobeyeen boliiska oo lagu qabtay dalka Isbaaniya.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Nin 34 jir ah ayaa maxkamada degmada Linköping ku xukuntay xabsi daain ah. Shirkadda tareenada ee SJ ayaa dayactir ku samaynaysaa tareemadii hore. Stenergard oo sheegtay muhimadda in Yukreeyn qeeyb ka noqota wadaxaajoodka dagaalka lagu joojinayo.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Iskuulka Risbergska ayanan waxbarasho ka jiri doonin mustaqbalka dhow. Xaaladda dhaqaale ee daciifka ah ayaa ku sii socota inay saamayso suuqa shaqada. Booliska Uppsala ayaa lacag cadaan ah ka helay qof ma ay gaari joojiyeen.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Labo qof oo ku dhaawacmay Örebro oo lagu daweeynayo qaybta daryeelka degdega. Dad badan oo kirada bixin kari waayay ayaa guryaha laga saaray. Hay'adda SiS oo lacag badan ka dalbatay xukuumadda.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Booliskaoo baaris ku wada muqaalo ku saabsan weerarkii Örebro. Cillado laga helay dhammaan xarumaha daryeelka hooyada iyo dhallaanka. Amiirka iyo amiiradda ayaa loo magac bixiyey gabadhdhowaantan u dhalatay.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Mikael Blom oo ka mid maamulayasha iskuulka Risbergska oo ka hadlay weerarkii Örebro. Nin ayaa isbitaal loola cararay ka dib markii uu dab ka kacay guri ku yaal Sundyberg. Shantii nin ee loo xiray dilkii Salwan Momika ayaa wali dembi lagu tuhmaya.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Iskuulka Risbergska oo ilaa amar danbe sii xirnaana doono. Sicir-barar ayaa sare u kacay bishii Janaayo. Nin kula kacay haweeneey isku day dil ayaa maxakamadda degmeda Kalmar ku xukuntay xarig. Diiwaanka heerkulka ayaa mar kale jabiyay rikoor.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay, sida uu qoray Matpriskollen.120 qof oo iswiidhish ah oo Maraykanka laga soo tarxiilayo. Nin kale oo 34 sano jir ah ayaa loo xiray tuhun dil ah oo toddobadkii hore ka dhacay bartamaha Lund.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Tirada magangalyo-doonka oo la filayaa inay hoos u dhacdo sanadkan. Masjidka Imam Ali Islamic Center, oo la sheegay in loo adeegsadaa madal sirdoon oo uu leeyahay taliska Iiraan. Suuqa saamiyada Stockholm ayaa hoos u dhacay ka dib hadalkii Trump.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Darawal ambalaas oo dhaawac loo geeystay mar la weeraray intii lagu jiray gurmad. Waxa la doonayaa in la soo saaro sharci xadidaayo da'ada lagu iibsan karo cabitaanka tamarta. 17 jir ayaa rumaanka loo dhigay tuhun dil loo geeystay nin 30-meeyo jir ah.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Maamulka degmada Luleå ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hayadda-IVO. Magaalada Göteborg ayuu ku sii kordhayaa faafidda fayraska RS. Afartii xafiis dawladeed oo adeeg lagu bixiyo mid ka mid ah ayaa dhici karto in gabi ahaanba la xiro.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaansan raacay diyaaraha aan duuliyaha, lana dul dhigay ganaax maalin leh oo gaaraya 32 000 kr. Baabuurta xaamulka qaada ee shirkada Volvo oo dalabaadkoo…
…
continue reading