Artwork

İçerik Erdugan tarafından sağlanmıştır. Bölümler, grafikler ve podcast açıklamaları dahil tüm podcast içeriği doğrudan Erdugan veya podcast platform ortağı tarafından yüklenir ve sağlanır. Birinin telif hakkıyla korunan çalışmanızı izniniz olmadan kullandığını düşünüyorsanız burada https://tr.player.fm/legal özetlenen süreci takip edebilirsiniz.
Player FM - Podcast Uygulaması
Player FM uygulamasıyla çevrimdışı Player FM !

Hordhac

3:37
 
Paylaş
 
Manage episode 422926882 series 3578988
İçerik Erdugan tarafından sağlanmıştır. Bölümler, grafikler ve podcast açıklamaları dahil tüm podcast içeriği doğrudan Erdugan veya podcast platform ortağı tarafından yüklenir ve sağlanır. Birinin telif hakkıyla korunan çalışmanızı izniniz olmadan kullandığını düşünüyorsanız burada https://tr.player.fm/legal özetlenen süreci takip edebilirsiniz.

Waxaan xalqadeena Hordhaca idi kugu soo gudbin doona inaan wax kaa weydiiyo
Maka warqabtaa xaalka ay ku suganyihiin waqti xaadirkan dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyed.
Rajo ma ka qabtaa inaad ka qayb noqoto xalka dadkaaga iyo dalkaaga hooyo.
Su`aalahaas iyo kuwa kale jawaab u helidooda ayaa waxa ay sababeen

  • Dhimashada Malayiin oo Soomaliyeed
  • Dhibka Malaayin Somaaliyeed o ku dhibtoonaya dalkooda hooyo.
  • Qaxa Malaayin somaliyeed oo kula dayacan dunida daafaheda.

Iyo Sidaas si la mid ah xal u helidda dhawr shay ku waaso sababay

  • Bur-burka Qaranimada dalkeena hooyo.
  • Kala qaybsananta Bulshadii somaliyed oo kun farqo oo kala duwan kala noqotay.
  • Hagar daamada Shisheeyaha ku wasoo Maskax iyo dhan walba nagala dagaalay iyo Imaanshiyahooda dalka . taso sabab u noqotay in kuwii dariska no xigayna ay qaateen dhulki iyo baddi somaliyeed kuwii kalana kheyraadkii somaliyeed gurteen ka soo dadkii somaliyeedna ay ka baahanyihiin oo isla ayagii dib lo dawarsanayo.

Bal kawaran hoga Nin petrol iyo Macdan o idil dalkiisa ka buuxan oo qabandi iyo misir u baryi tagaya.

  continue reading

2 bölüm

Artwork

Hordhac

Rajada Somaliya

published

iconPaylaş
 
Tüm bölümler

×
 
Loading …

Player FM'e Hoş Geldiniz!

Player FM şu anda sizin için internetteki yüksek kalitedeki podcast'leri arıyor. En iyi podcast uygulaması ve Android, iPhone ve internet üzerinde çalışıyor. Aboneliklerinizi cihazlar arasında eş zamanlamak için üye olun.

Hızlı referans rehberi