Radio Sweden Somali Raadiyaha Iswiidhen halka açık
[search 0]
Daha fazla
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa X ku qoray in Sweden iyo Midowga Yurub ay filayaan in Israa'iil ay hakiso duulaanka Rafah si loo badbaadiyo dadka rayidka ah Lorena Delgado Varas oo ah xubin ka tirsan xisbiga Bidixda ee baarlamaanka ma xidhato shaalka falastiiniyiin marka ay ka doodayso aqalka Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shaqada ka ceyriy…
  continue reading
 
Labo dumar ah ayaa lagu xiray dalka Mareykanka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen dil. Isbeddelka cimiladu waxay keentaa xilliyada xasaasiyadda oo is beddela, taas oo ku adkeynaysa dadka xasaasiyadda faxalka iyo neefta qaba. Anders Persson, oo bare ka ah cilmiga siyaasadda ee jaamacadda Linnaeus oo diiradda saaraya Israa'iil iyo…
  continue reading
 
Markhaati lagu xukumay xabsi daa'in, tignoolajiyada cusub iyo raadadka DNA-ga ayaa daaha ka feyday. Sweden waxa laga bilaabay wax loogu yeedho golaha wax-akhriska cusub ee Sweden. Shantii sano ee la soo dhaafay, 3,3 bilyan oo karoon ayaa lagu bixiyay magdhowga caymiska ee la xidhiidha arrimaha burburka dabiiciga ah ee soo gaadhay 50,000 guri.…
  continue reading
 
Qofkii bas ku raaceeyaa maanta gaariga lugaha leh ee dhallaanka lagu kaxeeysto, waayeelka ee magaalada Stockholm ayaan u baahneyn iney lacag bixiyaan. Hase yeeshee uu isbedel ku dhici doonaa. Xulka qaranka Jekiyen ayaa ciyaarta xigta lakulmi doona xulka xulka dhiggooda Sweden ciyaarta xeegada barafka. Isniintii ayaa toogasho lagu diley nin xaafadda…
  continue reading
 
Ubaxa lagu magacaabo majblommor ayaa sannadka rikoor cusub jebiyey oo la iibiyey 90 malyan oo karoon. Cilmi-baaris cusub oo lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaadey inaanu qofku ka caafimaad badneyn haddii uu ku guuleeysto bakhtiyaanasiib ama uu lacag badan ku helo degdeg. Markii ugu horreeysay sannad iyo bar ayuu hoos u dhacay, hoos u dhicii iibsiga…
  continue reading
 
Xeerilaaliyaha maxkamadda caalamiga dunuubta ee ku taalla magaalada Haag (ICC) ayaa codsaday in gacanta lagu soo dhigo dad ey ka mid yihiin madaxa xukuumadda dalka Israa'iil Netanyahu iyo hoggaamiyaha ururka Xamaas Sinwar. Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa heshiis ku ah in dalka Yukrayn la siiyo 75 bilyan oo karoon.…
  continue reading
 
Dilkii toogashada ee dhowaan ka dhacay god buundo hoosteed ah ee xaafadda Skärholmen loogu geeystay nin ayaa u muuqda mid baaristiisu ay guul ku dhowdahay. Aabbe lagu eedeeyey inuu dhowaantan diley laba carruur ah oo uu dhalay ayaa qirtay maanta, sida lagu qorey Dagens Juridik. Xaalad degdeg ah ayey ku jiraan kalluunka maska u eg -ålen iyo kalluunk…
  continue reading
 
Labo qof ayaa la xiray ka dib markii toogasho lagu dilay saaka aroortii xaafadda Bredäng ee koonfurta Stockholm, sida ay booliisku sheegeen. Orodyahano badan ayaa aad u kululaaday markii ay ordeen Maaradoonka Göteborg sabtidii hore. Khatarta dabka cawska ayaa hadda u wareegtay woqooyiga dalka.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
  continue reading
 
Xukuumadda Sweden ayaa go'aan kale ku gaartay miisaaniyad hor leh ee taageerada bani'aadminomo ee carriga Qaaza oo gaarsiisan120 malyan oo karoon. Magaalada Stockholm ayuu boliisku gacanta ku dhigay dhowr qof, halka dhanka kalena dhowr guri baaris uu ku sameeyay. Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay in la joojiyo maalgelinta xisbiyada ee akaawnada…
  continue reading
 
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa labo ka mid ah shaqaalahooda u kala bedelaya waaxda isgaarsiinta ee xisbiga, ka dib markii telefishinka TV4 uu ka warbixiyay. Doorashada Midowga Yurub ayaa soo dhow, waxaana in ka badan 7.7 milyan oo kaarar codbixin ah loo diri doona sanduuqyada boostada ee dalka. Hay'adda caafimaadka dadweynaha , ayaa xukuumadda u …
  continue reading
 
Dabkii weynaa ee ka kacay beerta biyaha Oceana ee Liseberg horraantii sannadkan ayaa sabab u ahaa shaqo alxan laga waday halkaa. Qalab caafimaad oo qiimihiisu dhan yahay 14 milyan oo karoon ayaa Sweden u dirtay dalka Ukraine. Todobo qof ayaa subaxnimaddi hore loo qaaday isbitaalka kadib shil ka dhacay goobta shaqada ee warshada Dafgård ee Källby ku…
  continue reading
 
Nin 25 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ka dib markii uu jabiyay mamnuucid joogitaanka bartamaha magaalada Göteborg. Afar illaa shan qof ayaa shalay galab ka baxsaday mid ka mid ah xarumaha lagu haayo dadka ee Wakaaladda Socdaalka oo ku taalla degmada Märsta oo dhacda waqooyiga Stockholm. Tirada cusub ee xanuunka dhimirka ee dhallinyarada da'doodu…
  continue reading
 
Dukaammada lagu magacaabo 7-Eleven ayaa joojin doona iney sigaarka iibiyaan. Toddobaadkan ayaa la fileyaa cimilo wanaagsan oo qorrax leh iyo dabeeylo kulul, balse aanu weli xilligii kuleeyluhu iman. Waxaa soo gabagaboobey xilligii barnaamijka telefishanka SVT ee Qaxa ballaaran ee xayawaanka Älg-iga'', ahna xayawaan goodirka u eg.…
  continue reading
 
Qofku uma baahna inuu kaxeeynta baaskiilka u hasyto leysan kaxeen, balse waxaa jira shuruuc loo baahan yahey in la raaco. Isticmaalka kharashaadka qoysaska oo kor u kacay boqolkiiba 0.5 bisha Abriil. Maamule iskuul oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta wiil 8 jir ah oo ku geeriyooday dhaawac ka soo garay mar uu ka soo dhacay buur ikuulka ku taalla.…
  continue reading
 
Maxkamadda degmada Södertörn ayaa ku ridey laba nin oo dhallinyaro ah dilkii nin 30-meeyo jir ah. Barkood xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka ayaa qaba in fikirka ah in ururka midowga barwaaqasooranka Yurub EU uu ka sari karo xubinnimada waddan aan ku dhaqmeeyn nidaamka dimoqoraadiga. In ka badan barkood macaamiisha kireeysteyaasha ayaan guryaha k…
  continue reading
 
Laba 16 jirro ah ayaa lagu xukumay dil ka dhacay xaafadda Handen ee nawaaxiga Haninge. Hal qof ayaa la xiray ka dib markii nin 40 jir ah lagu toogtay Södermalm ee magaalada Stockholm lixdii iyo badh fiidnimadii shalay Laba qof ayaa loo xidhay tuhun lacageed, ka dib markii ay Arlanda keeneen lacag ka badan hal milyan oo karoon.…
  continue reading
 
Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson oo lagu dacweeyay guddiga dastuurka ee baarlamaanka. Ururka daladda daryeelka caafimaadka oo ku dhawaaqay in uu balaadhiyo xanibaadda iska hori-maadka socda ee ka dhexeeya shaqo-bixiyeyaasha degmooyinka iyo gobollada Iswiidhan. Qiimaha oo kor u kacay bishii abriil 0,2 boqolkiiba marka loo barbardhigo bishii maarso e…
  continue reading
 
Kooxda kubbadda cagta Malmö FF ee ragga ayaa todobaadkan ku guuleystey koobka Sweden. Dembiilayaasha ayaa lacag ka sameeya ama ka hela iyagoo ku iibinaya warqado lacag ah oo been abuur ah baraha bulshada. Xukuumadda ayaa doonaysaa in dad badan, oo aan haysan dhalashada Iswidhishka, ee dembiyo lagu xukumo dalka laga masaafuriyo. Booliiska ayaa fasax…
  continue reading
 
Laga bilaabo 6-da bisha Maajo ayaa shirkadda Postnord maalin dhaaf u faaruqi doonto sanduuqyada boostada ee jaallaha ah. Naadiga Skellefteå ayaa 2 iyo 0 kaga badiyay naadiga Rögle isla markaana qaaday koobka horyaalka Sweden ee ciyaarta xeegada barafka. Nin 45 jir ee ku dhaqan Södertälje ayaa lagu soo oogay dacwad ah in uu dilay wiil uu dhalay oo 9…
  continue reading
 
Berrito ayaa la filayaa in hawada kulul ee xilliga gu'ga ay ku fidi doonto dhamaan dalka Sweden. Inkastoo hoos u dhac dhaqaale uu jiro, ayaa hadana waxaa jira shaqooyin badan oo xagaaga ah oo la codsan karo sanadkan. Gawaarida cusub ee booliiska ayaa la siiyay in ay nalal oranji ah ku rakiban yihiin saqafka sare ee gaariga. Isticmaalka maandooriyey…
  continue reading
 
Laga bilaabo maanta muwadiniinta Iswiidhen ee ku nool dibada way codayn karaan doorashada EU. 19 jir lagu xukumay xabsi daa'in halka gabadh 18 jir ah lagu xukumay 10 sano. Amiirad Victoria oo bilaabaysa layli sarkaal sarre. Kalkaaliso 20 sano ku shaqaynaysay shati la'aan Hor u codeeynta doorashada baarlamanka EU-da oo maanta ka bilowdey Sweden. Wii…
  continue reading
 
Qaraxyada ay geystaan dambiilayaasha ee lala beegsado guryaha fillooyinka iyo dabaqyada ayaa soo badanaya. Shirkadda tareennada SJ oo samayn doonta maalgashi ka dib markii dhaleecayn loo jeediyey. Shirkadaha caymisku waxay leeyihiin shuruudo kala duwan oo ku saabsan dadka la kulma falalka galmada.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
  continue reading
 
Loading …

Hızlı referans rehberi