Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Kristerson oo soo dhaweeyay ku dhawaaqista Trump ee ku saabsan hubka loo dirayo Yukreyn. Hay'adda sadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobaba maahigaan ah. Nin lagu tuhunsan yahay in uu dilay dumar ayaa lagu sheegay xanuunka dhimirka.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Wiil 16 jir ah ayaa maanta xukun ku riday maxkamadda degmada Solna. Sicir bararka ayaa kor u kacay gaarayna boqolkiiba 2.8 bishii Juun. Nin ayaa la xiray ka dib markii uu diiday in uu bixiyo xisaabta looga yeeshay meel lagu caweeyo.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Nin gaari ku jiirsiiyay dhowr qof magaaladda Malmö. Dhakhtar ilko oo loo shaqaaleen luuqada Swedish ka oo magdhaw loo dalbay Koox buracd taleefanada oo xukun xabsi lagu ridaySveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Raii'sal wasaareUlf Kristersson iyo Ebba Busch oo taagere u muujiyay wasiirka socdaalka. Biyaha la cabo ee jasiirada Gotland oo lagu baaqay in la beekhaamiyo Codsiyadaha jaamcadaha oo la shaaciyaySveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Ardaydii ugu badneed oo CSN kala noqotay lacag. Cimilo roobab culus oo laga filayo qeybo dalka dhammaadka toddobaadka Ismail Abdo oo lagu hayo TurkigaSveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Sweden oo gudbisay dalabka iibsiga rasaasta madfac ee ugu badneed 40 sano. Lisberg oo dacweysay shirkad ceymis iyo ciyaarta labaad ee hablaha Sweden ee horyaalka YurubSveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Kastamka oo sannadkan gacanta ku dhigay 106 kg oo maandooriyaha heroin ah. Dabeeylo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay dalka. Mohamsson oo shahadeeda waxbarasho daba gal lagu sameeyay.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Hay'adda saadasha hawada SMHI oo soo saartay digniin dabaylo xoogan. Toogashooyinka ka dhaca Iswiidhen oo sii yaraanaya. Saddex qof ayuu gaari ku jiiray magaalada Trelleborg.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Iswiidhen oo 8.2 bilyan oo karoon ugu deeqi doonto sanduuqa bangiga adduunka. Labo nin oo loo xukumay dembi ku saabsan farsameeyn dukumentiyo. Hay'adda SMHI oo digniin ka soo saartay onkod qaybo ka mid ah dalka.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Xukuumadda ayaa ka walaacsan in caruur aad u yar ay ku dhashaan dalka Iswiidhen. Xisbiga Moderaterna oo soo jeediyay in la joojiyo shuruudda qorista buuga qalinjabinta. Xukuumadda oo doonayso in la hagaajiyo daryeelka caafimaadka.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Ebba Busch oo sheegtay in arrinka daryeelka caafimaadka mudnaanta la siiyo. Xildhibaan Annika Strandhäll (S) oo isaga baxayso siyaasadda. Rag badan oo ku nool Iswiidhan ah ayaa doorta inay is-dhufaan.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Xisbiga Vänsterpartiet ayaan ku qanci doonin inuu noqdo xisbi-taageere kaliya. Wasiirka maaliyadda: Bartilmaameedka NATO ee boqolkiiba shan waa macquul laakiin adh mid adag. Tiro dembiilayaal badan oo dibedaha ku sugan ayaa la xiraa.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Magdalena Andersson, oo sheegtay in canshuur sare lagu soo rogo dadka dakhligoodu sarreeyo. Amanda Lind ayaa difaacday taageerada xisbiga ee dib u qalabaynta difaaca Iswiidhen. Mats Persson oo ku soo laaban doona kursigiisa baarlamaanka.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Wadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay mudnaanta siiso. Jimmie Åkesson oo raaligelin waydiistay yuhuudda Iswiidhen.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliska oo lugta ka toogtay nin mindi ku hubeysnaa. In badan oo ka mid ah dadka ku nool xaafadaha nugul oo shaqeeya iyo Amaahda NorthvoltSveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Giriiga ayaa sheegay in ay Israaiil ka daad gureeyeen tiro dad Iswiidhish ah. Xukuumadda ayaa nus bilyan gelinaysa si loo dhimo safafka loo galo daryeelka caafimaadka. Dhaqaalihii lagu taageeray gobollada xilligii covid-19 oo la dhaliilay.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Tiradadadka booqda xarummaha gargaarka degdegga ah oo hoos u dhacay sannadkii hore. Isu socodkii tareenka ee magaalooyinka Sundsvall iyo Umeå oo curyaamay toddobaadkii hore dhamaadkiisii. Ciidammada difaaca oo la shaqeeyaya Telia iyo Ericsson.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Wasaaradda arrimaha dibadda Iswiidhen ayaa adkeynaysa talada socdaalka ee Israa'iil. Booliska oo soo saaray baaritaan ku aadan halka ay dembiyada dalka ka dhacaan. Laba shaqo joojin oo lagu dhawaaqay ayaa la baajiyay.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Qaxootiga Ukrain ka jooga Midowga Yurub oo sharciga loo kordhiyey Israaiil oo xirtay dhammaan safaaradaheeda Howlgal boolis la xiriira carruuraha dalka laga saarayoSveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Kristersson wuxuu ka qeybgalayaa shirka Bilderberg Northvolt oo shaqaale horleh dhimaysa Shaqo laaanta oo hoos u dhacdaySveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Korontada ayaa mar kale maqan Mönldal. Wiil Swedish ayaa lagu xukumay xabsi dalka Denmark. Dadka taageersan ka mid ahaanshaha Nato ayaa batay.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading
Qof dheeraad ah ayaa loo qabtay dilkii saddexda qof ee Uppsala. Nin ayaa lagu qabtay isagoo dhoofin rabay gabadh uu dhalay. Xukuumadda oo 100 bilyan oo koroon u qorshaysay in shirkadaha lagu taageero.Sveriges Radio tarafından oluşturuldu
…
continue reading